Saraakiil Maraykan ah oo gaaray Dhuusamareeb & Ciidanka Danab oo saldhig ka sameysanaya (Daawo Sawirro)

Saraakiil ka socotay Wasaaradda Gashaandhiga Mareykanka qaybta hawlgaladda ee Africa  ayaa maanta gaaray magaaladda Dhuusa-mareeb ee caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug iyagoo kulan gaar ah kula qaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Kulanka oo ka dhacay gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusa-mareeb ayaa waxaa looga hadlay sidii Ciidanka Danab ee uu tababaray Mareykanka ay … Continue reading Saraakiil Maraykan ah oo gaaray Dhuusamareeb & Ciidanka Danab oo saldhig ka sameysanaya (Daawo Sawirro)